Baro xirfad aad ku shaqeysan kartid

Eng: Maxamed Jamac

Dooro Kooras

Sahalsofware Basic Computer

Basic Computer | MS-Office+ WIN

Kooraskan waxaad ku baranaysaa barnaamijyada kala ah: Windows, Word, Excel, AccessPowerPoint.

Waxaad kale oo si fiican laguu barayaa barnaamijyada xafiisyada lagaga shaqeeyo.

 

network computer

Network

Kooraskan waxaa lagugu barayaa sidii aad ku noqon lahayd Network Engineer.

Waxyaabaha aad ku baranaysid waxaa ka mid ah sida Network u shaqeeyo iyo qeybaha loo qeybiyo.

front-end-developer

Front End Web Developer

Kooraskan waxaad ku baranaysaa barnaamijyadan: HTML, CSS, JavaScript & Bootstrap.

Waxaad sameyn doontaa Projects iyada oo lagu caawinayo, sidoo kalena lagaa caawinayo Codes ka.

Back-end Developer

Back End Web Developer

Kooraskan waxaad ku baranaysaa barnaamijyadan: PHP, MySQL, SQL Server, & Python.

Waxaad sameyn doontaa Projects iyada oo lagu caawinayo, sidoo kalena lagaa caawinayo Codes ka.

Forex Trading

FOREX

Kooraskan waxaad ku baranaysaa barnaamijyadan: Basic Forex, Technical Forex, Intermediate Forex & Advance Forex. Waxaad kale oo baran sida khatarta la isaga ilaaiyo, iyo nidaamyada suuqa.

 

Accounting

Accounting Software | QuickBooks

Kooraskan waxaad ku baranaysaa barnaamijyadan: General Accounting, QuickBooks Desktop & QuickBooks Online 

Waxaad baran doontaa sida xisaabaadka shirkadda loo xidho.

Graphic Design

Graphic Design

Kooraskan waxaad ku baranaysaa barnaamijyadan: Photoshop, Camtasia, AVS Editor, Flash Animation & Adobe Premiere.

Waxaana si fiican laguu bari doonnaa barnaamijyadaas.

Graphic Design

CCNA

Kooraskan waxaad ku baranaysaa : CCNA Certified, waxaana si itus oo i taabsi ah aad u baran doontaa sida Configuration loogu sameeyo Router ka iyo Switch ka, waxaa kale oo ku jira in ka badan 10 LAB oo Practical ah. waxaa wadada caga laguu sarayaa sidii aad ku noqon lahayd Network Engineer

Computer Hardware

Compuer Hardware

Kooraskan waxaad ku baranaysaa barnaamijyadan: Photoshop, Camtasia, AVS Editor, Flash Animation & Adobe Premiere.

Waxaana si fiican laguu bari doonnaa barnaamijyadaas.

Computer Hardware

CANVA

Kooraskan waxaad ku baranaysaa sida loo Edit gareeyo Sawirada iyo Video yada, waxaad si i tus oo i taabsi ah u baran doontaa sida loo sameeyo Logo Design, Cover Design, youtube cover image, Poster Design, iyo waxyaabo kale oo badan oo ku saabsan sida loo qurxiyo Video yada iyo sawirada

english basic level

JavaScript

Kooraskan waxaad ku baranaysaa JavaScript, Waa luuqad aad muhiim ugu ah Fron End iyo Back End Developer, waxaana ku jiri doona Projects. iyo waxyaabo xiiso.

english basic level

Bootsrap

Kooraskan waxaad ku baranaysaa sida loo sameeyo website qurux badan oo Coding ah iyada oo aysan wakhti badan aysan kaa qaadanayn. waxaa i tus oo taabsii lagu bari doonnaa sida loo cilad saaro code kaa khaldan, sidoo kale waxaa ku jira kooraskan Projects lagula sameynayo

English intermediate Leve



English Elementary<br />
Leve



English Elementary<br />
Leve



English intermediate Leve



Ardayda wiigaan ka gudubtay Level kowaad