Bootstrap waa framework CSS & JS ah oo si dhakhso leh lagula dhiso bogag web casri ah.
Waxaad si fudud ugu dhisi kartaa layout responsive ah oo leh qaybo horay loo diyaariyey sida buttons, forms, iyo navbars.
Frontend Developer, UI Designer, Web Integrator