QuickBooks is an accounting software package developed and marketed by Intuit. QuickBooks products are geared mainly toward small and medium-sized businesses and offer on-premises accounting applications as well as cloud-based versions that accept business payments, manage and pay bills, and payroll functions.

Admin bar avatar

AhmedAbdi
Eng Ahmed Abdi Waa macalin-ka macalinmiinta ugu firfircoon ee Shirkada SAHALSOFTWARE Wuxuu Haystaa Khibrad ka badan 9+ oo uu ku so dhex jiray cilmiga technology-da. Wuxuu ka baxay Jaamacada class 2019, sidoo kale waxa uu ka soo shaqeeyay Xarumo kala duwan waana hogaamiyashi muda dheer Maamulka Sahalsoftware ah.
0.0
0 total
5
0
4
0
3
0
2
0
1
0

Course Features

  • Quizzes : 8631
  • Duration : 27 day
  • Max Students : 1000
  • Enrolled : 31
  • Re-take Course : 0
  • Assessments : Self
Price :
$30.00

Rating

Average Rating: 0.00

Star
0%
Star
0%
Star
0%
Star
0%
Star
0%

5 Comments

  1. Asc sahal waxaan idinku hanbalyaynaya shaqada wanaagsan ee aad bulshada uhaysaa hanbalyo kadib waxaan doonaya inaan idinkabarto accounting iyo english

    1. Aad baan idiinka mahad celinayaa shaqada wacan eed umada uhaysaan bahda sahal

      Waxaan ubaahanahay Quickbook crs sideen ubilaabaa?

  2. Asc aad ban idinku mahad celinaya teamka casharadan bixiya dhamantin anigu waxan joga meel dalka ka baxsan side ku heli kara casharadan oo dhamaystiran oo kla ah excel word powerpoint iyo excess

    1. Wcswrwb
      mahadsanid walaal soo dhawoow dhamaan casharada waxaad ku daawan karta hab online ah, kuna baran kartaa.
      nagala soo xidhiidh lambarada iyo email insha allah.

Leave a Comment