Sahalsoftware College

Sahalsofware Basic Computer

Kooraskan waxaad ku baranaysaa:

N
Waxaad baranaysaa barnaamijka Windows ka sida uu u shaqeeyo.
N
Waxaad baranaysaa barnaamijka Word ka sida loogu shaqeeyo
N
Waxaad baranaysaa barnaamijka Excel  ka sida xisaabaadka loogu diyaariyo.
N
Waxaad baranaysaa barnaamijka Access ka sida Database ka loogu shaqeeyo.
N
Waxaad baranaysaa barnaamijka PowerPoint sida wax loogu qurxiyo.

Preview this course

Qiimaha Kooraskan

$60 (Saddex Bilood hal mar bixi oo keliya)
Kooraskan waxaa ku jira:
100+ video (Boqol+ Videos ah oo Maqal Muuqal ah)

5 Buug oo kala ah: Windows, Word, Excel, Access iyo PowerP