Baro xirfad aad ku shaqeysan kartid

Eng: Maxamed Jamac

Dooro Kooras

Sahalsofware Basic Computer

Basic Computer | MS-Office+ WIN

Kooraskan waxaad ku baranaysaa barnaamijyada kala ah: Windows, Word, Excel, AccessPowerPoint.

Waxaad kale oo si fiican laguu barayaa barnaamijyada xafiisyada lagaga shaqeeyo.

 

network computer

Network

Kooraskan waxaa lagugu barayaa sidii aad ku noqon lahayd Network Engineer.

Waxyaabaha aad ku baranaysid waxaa ka mid ah sida Network u shaqeeyo iyo qeybaha loo qeybiyo.

front-end-developer

Front End Web Developer

Kooraskan waxaad ku baranaysaa barnaamijyadan: HTML, CSS, JavaScript & Bootstrap.

Waxaad sameyn doontaa Projects iyada oo lagu caawinayo, sidoo kalena lagaa caawinayo Codes ka.

Back-end Developer

Back End Web Developer

Kooraskan waxaad ku baranaysaa barnaamijyadan: PHP, MySQL, SQL Server, & Python.

Waxaad sameyn doontaa Projects iyada oo lagu caawinayo, sidoo kalena lagaa caawinayo Codes ka.

Forex Trading

FOREX

Kooraskan waxaad ku baranaysaa barnaamijyadan: Basic Forex, Technical Forex, Intermediate Forex & Advance Forex. Waxaad kale oo baran sida khatarta la isaga ilaaiyo, iyo nidaamyada suuqa.

 

Accounting

Accounting Software | QuickBooks

Kooraskan waxaad ku baranaysaa barnaamijyadan: General Accounting, QuickBooks Desktop & QuickBooks Online 

Waxaad baran doontaa sida xisaabaadka shirkadda loo xidho.

Graphic Design

Graphic Design

Kooraskan waxaad ku baranaysaa barnaamijyadan: Photoshop, Camtasia, AVS Editor, Flash Animation & Adobe Premiere.

Waxaana si fiican laguu bari doonnaa barnaamijyadaas.

Computer Hardware

Compuer Hardware

Kooraskan waxaad ku baranaysaa barnaamijyadan: Photoshop, Camtasia, AVS Editor, Flash Animation & Adobe Premiere.

Waxaana si fiican laguu bari doonnaa barnaamijyadaas.

english basic level

English Basic Level

Kooraskan waxaad ku baranaysaa luuqa English ka oo biloow ah.

sida loo qoro, loo akhriyo, iyo weliba arayo badan oo cusub ayaad ku baran  (Basic Level)

waxaa kale oo baran doontaa Grammar. ka.

English Elementary<br />
Leve

English Elementary Level

Kooraskan waxaad ku baranaysaa qeybta ku xigta biloowga.

sida loo qoro, loo akhriyo, loogu hadlo, isla markaasna aad u fahmi lahayd dadka ku hadlaya.

waxaa kale oo baran doontaa Grammar. ka.

English intermediate Leve

English Intermediate Level

Kooraskan waxaad ku baranaysaa qeybta ku xigta biloowga.

sida loo qoro, loo akhriyo, loogu hadlo, isla markaasna aad u fahmi lahayd dadka ku hadlaya.

waxaa kale oo baran doontaa Grammar. ka.