
Eng Ahmed Abdi Waa macalin-ka macalinmiinta ugu firfircoon ee Shirkada SAHALSOFTWARE Wuxuu Haystaa Khibrad ka badan 9+ oo uu ku so dhex jiray cilmiga technology-da.
Wuxuu ka baxay Jaamacada class 2019, sidoo kale waxa uu ka soo shaqeeyay Xarumo kala duwan waana hogaamiyashi muda dheer Maamulka Sahalsoftware ah.