SahalSoftware.com
This site provides IT
This site provides IT
"SahalSoftware is the best Developer and it works you on time "
Jul 6th
SahalSoftware waa shirkad cusub oo IT ah. Ujeeddada shirkaddan loo asaasay waa in ay ka haqabtirto macaamiisheeda baahida ay u qabaan dhinaca IT-da, sida ugu habboon uguna macquulsan. Shirkaddu Mashaariicdeeda waxa ay ku dhisaysaa, kuna hirgelinaysaa, baahida dhabta ah ee macaamiisha, iyada oo maskaxda ku haysa tayada farsamo ee ay u baahan yihiin bulshada iyo gaar ahaan macaamiishu.
SahalSoftware waxa ay ku shaqaysaa xidhiidh isgaadhsiineed, isdhexgal bulsho iyo wada shaqayn kooxeed oo aad u sarraysa, isla markaana waxa ay xoogga saaraysaa waxqabadka macaamiisheeda.
Shirkadda SahalSoftware waxa hoggaamiya engineers aqoontoodu aad u sarrayso kuwaas oo kaalin horseednimo kaga jira shirkadaha isgaadhsiinta casriga ah (present-day IT industry). Waxaan aaminsan nahay isfahamka dhab ah iyo wada shaqayn ku dhisan daacadnimo in ay furayaal u yihin guusha Shirkadda. Intaa waxa dheer, iyada oo macaamiishu ay si joogto ah ugu baahan yihiin adeegga iyo gacansiinta Shirkadda dhinaca barnaamijyada, SahalSoftware waxa ay diyaarisay xeeldheerayaal kuu horumarinaya barnaamijyada gaar ahaaneed & isticmaalka mareegaha isgaadhsiinta. Shirkaddu waxa kale oo ay fiiro gaar ah siinaysaa in ay kaa kaalmayso mushkiladaha ganacsiga, iyada oo adeegsanaysa xirfadaha IT ah.
Sida la ogyahay, Sicirka badeecaduhu waxa uu kaalin weyn ka qaataa horumarka ganacsiga. Sidaa awgeed, shirkaddu waxa ay maanka ku haysaa in ay qiimayaasha waxsoosaarkeeda ka dhigto mid aad u hooseeya si ay qofwaliba awood ugu helo in uu iibsan karo.
Ugu dambayn, waxa aan ballan qaadaynaa in aan barnaamijyada ka xayirno tuugada, iyo six un u isticmaalka, si tayada & ammaanka xogtu u noqoto mid dhawrsoon oo lagu kalsoon yahay Insha allaah.
Waxsoosaarka iyo adeegyada Shirkadda waxa ka mid ah:
- Domain Name Registration
- Application Development
- Web Development
- Web Hosting
- Software Design
- Graphic Design
- Logo Design
- Advertisement Design
Gebagebadii, Halkudhiggeenu waa “ aan ku horumarino nolosheena technolojiyada casri ga ah”.
|
Sahal Software Land-Line: +141 97121005 (Office)
Manager cell phone : +252 24496857 Technical Department cell phone : +252 24494483 Sales Department cell phone : +16125982818 Sales Department cell phone : +46734878281 Sales Department cell phone : +254722142888 E-mail: support@sahalsoftware.com If you have any question please do not hesitate to ask. |
Jun 28th
SahalSoftware is a newly invented IT Organization. Its intended purposes are to satisfy its customer’s requirements with outmost care and efficiency. On designing and applying of our IT schemes, we keep three things in mind:
- People
- Clients
- Quality
SahalSoftware operates under excellent communications and interactions among each number of the team and value the team performance rather than individual talents. For this reason, now SahalSoftware has a number of top engineers who are the best in the present day IT industry. We believe mutual understanding and dedication toward work are keys to success. More over, as long as the customers need our services and assistance’s regarding the projects, SahalSoftware custom software development and web application team is ready to serve. SahalSoftware targets to assist its clients for solving their business problems with the help of IT tools.
As cost plays an important role in the development of any business we keep the product cost to our clients as low as possible to ensure that everyone can easily use it. We also aim to eradicate software pirarcy and freeware versions of our products and services.
Our services include:
- Domain Name Registration
- Application Development
- Web Development
- Web Hosting
- Software Design
- Graphic Design
-Logo Design
-Advertisement Design
Our motto is “Let Us Make Our Life Better Through IT”
|
Sahal Software Land-Line: +141 97121005 (Office)
Manager cell phone : +252 24496857 Technical Department cell phone : +252 24494483 Sales Department cell phone : +16125982818 Sales Department cell phone : +46734878281 Sales Department cell phone : +254722142888 E-mail: support@sahalsoftware.com If you have any question please do not hesitate to ask. |
Copyright ©2011 SahalSoftware™. All rights Reserved. www.SahalSoftware.com